Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya aaska Garaad Ciid

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya aaska Garaad Ciid

Guddoomiyaha baarlamanka Puntland Cabdirashiid Abwaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galaya aaska Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka dhacaya degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Wafdiga ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Guddiga qaban qaabada aaska Garaadka ayaa sheegay in lasugayo diyaaradii siday meedka marxuumka.

Daljir kala soco Qudbadaha mas’uuliyiinta iyo odayaasha dhaqank ay ka jeediyaan madasha aaska.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com