Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo ka hadlay sababta loo hakiyay kulankii maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo ka hadlay sababta loo hakiyay kulankii maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay sababta keenay in la hakiyo kulankii maanta ee baarlamaanka oo khilaaf uu ka jiray iyo kulan uu xalay madaxwaynaha dowladda fadeaalka uu la yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen.

“Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxaa inoo yeeray madaxweyne Faramajo wuxuuna naga codsaday in la hakiyo kulanka Golaha Shacabka ee maanta si loo dejiyo xaalada siyaasadeed ee dalka amaga oo ka fikireyna mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed madaxweynuhuna wuu naga aqbalay ayuu yiri Gudoomiye Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari”

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com