Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo xilkii laga qaaday iyo khilaaf ka taagan

Galmudug ayaa waxaa saamayn ku yeeshay khilaafkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka oo ka horyimid go’aankii xiriirka ay ugu jireen dowlad goboleedyada dowladda dhexe  maanta xilkiisii laga qaaday.

Kulan kadhacay Cadaado ayaa waxaa shir guddoomiyey guddoomiye  kuxigeenka baarlamaanka ee Galmudug, waxaana guddoomiyaha xilka laga qaaday oo warbaahinta la hadlay uu sheegay ragga xilka ka qaaday inay ahayn xildhibaanadii saxda ahaa oo ay ahaayeen dad shacab ah oo lasoo uruuriyay.

 

Exit mobile version