Guddiyada doorashada maamul goboleedyada oo farriin loo diray.

Muqdisho, Dec 17 2016-Guddiga madaxa banaan ee xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Somalia ayaa ka jawaabay War ay soo saareen shalay si wadajir ah u soo saareen guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada kaasoo ay kaga soo horjeesteen 11 xildhibaan oo guddiga xalinta khilaafaadku uu laalay.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com