Guddigii uu soo magacaabay Sheekh Shaakir oo Duusa Mareeb lagu ansixiyay

Guddigii uu soo magacaabay  Sheekh Shaakir oo  Duusa Mareeb lagu ansixiyay

Xildhibaano katirsan baarlamaanka mamaulka Galmudug oo tiradooda ay gaaraysay 110 xildhibaan ayaa maanta ansixiyay gudigga Farsamo ee uu magacaabey Sheekh Shaakir oo ah madaxa xukuumada Galmudug ,iyadoona ay diideen 3 xubnood, waxaana sidaas ku dhawaaqey guddoonka Shir gudoominayay kulankan .

Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir ayaa u mahad celiyay xubnahan baarlamaanka Galmudug ee taabacsan Ahlusunna waxaana uu tilmaamey in ay ka soo baxeen shaqo culus oo looga fadhiyay.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com