Site icon Radio Daljir

Guddigii loo xilsaaray colaadii Iskushuban oo kala qaaday Maleyshiyaadkii dagaalamay (daawo)

Maxaa lagu xaliyay shaqaaqadii ka dhacday dhawaan degmada Iskushuban ee gobolka Bari halkaas oo ay ku dagaalameen beelo oodwadaag ahaa? Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Galan ayaa Su’aashaasi kaga jawaabaya waraysi gaar ah oo uu siiyay Warbaahinta Daljir.

Back to Home page