Guddiga Xalinta khilaafadka& Ansixinta Barlamaanka iyo Musharrixinta Puntland oo Kulan Garoowe kuyeelanay

Guddiga Xalinta khilaafadka& Ansixinta Barlamaanka iyo Musharrixinta Puntland oo Kulan Garoowe kuyeelanay

Waxaa la filayaa saacadaha soo socda in Caasimadda Puntland ee Garoowe gaar ahaan Hoolka Barlamaanka Puntland ee Garoowe kulan Xasaasi ah ay ku yeeshan Guddiga Xalinta khilafadka ee Barlamaanka iyo Qaar kamid ah Musharrixinta u tartamaya kursiga hogaanka Puntland 2019.

Kulankan ayaa la filaya Labadda dhinac inay uga hadlan Arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka xiligan u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa,iyaddo Arrimo kale diiradda lagu saari doono inta uu socdo shirkan.

Lama ogga Qodobadda kaso bixi doona shirkan la filayo in uu ka qabsoomo Hoolka Barlamaanka Puntland ee Garoowe,balse arrimaha ugu waaweyn ayaa ah Doorashooyinka Puntland 2019 iyo sidii u qabsoomi lahayeen.

Diwaanka Wararka
Radio daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Ahmed Sheikh Nur 5 years ago

    Mansh alaah wararka sirasmi ah baan helaah waana ruukuntah mahadsanidiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com