Guddiga Nabadgalyada oo soo saaray in hub aan lagu dhex wadan Garoowe iyo go’aamo kalle (dhegayso)

Guddiga Nabadgalyada oo soo saaray in hub aan lagu dhex wadan Garoowe iyo go’aamo kalle (dhegayso)

Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal Guddoomiyaha gobolka iyo kuxigeenadiisa ,taliyayaasha Ciidammada Xasilinta Caasimada ay ku yeesheen Garoowe ayaa waxaa looga hadlay Nabad-galyada gobolka ,Dhulalka sharci-darrada ah ,Burcada dadka dhacda iyo hubka sharci-darrada ah .
Shirka ayaa laga soo saaray go’aamo la xiriira adkaynta ammaanka caasimada iyo ka hortaga burcad dhuleedka
Warbixinta :Shirka Guddiga Ammaanka gobolka ayaa ka warramaya arrintaasi by Sheekeeye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com