Guddiga Horumarinta ee Gobolka Mudug oo su’aalo laga waydiiyay khaladaad ay ka galeen baarlamaanka (dhegayso)

Guddiga Horumarinta ee Gobolka Mudug oo su’aalo laga waydiiyay khaladaad ay ka galeen baarlamaanka (dhegayso)

Guddiga horumrinta ee gobolka Mudug ayaa maanta looga yeeray golaha wakiilada ee Puntland, iyadoo su’aalo badan laga waydiiyay xaaladda gobolka Mudug iyo khaladaad guddiga uu galay oo ay ka mid tahay iibinta dhulal dowladdu leedahay oo baarlamaanka lasoo marin.

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa su’aalahaasi ka jawaabay, hoos ka dhegayso warbixin uu ka diyaariyay wariye Axmed Sheekeeye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com