Site icon Radio Daljir

Guddiga horumarinta degmada Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyay (dhegayso)

Maamulka iyo shacabka deegaanka Ceel-Weyne oo hoos yimaado degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa maanta guddiga hormarinta degmada Burtinle ku warejiyen deeq lacageed oo dhan 10 malyan oo shilin Soomaali ah oo ay kaga qayb qaadanayeen dhismaha waddada bartamaha ee degmada.

wariyaha Daljir ee Burtinle Axmed Cabdi Axmed ayaa kawarbixinaya.

 

Deeqda Lawareejiyay by Radio Daljir

Exit mobile version