Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu warejiyeey Maanta (dhegayso)

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu warejiyeey Maanta (dhegayso)

Gudiga degaanka garasle ayaa gudiga hormarinta degmadda Burtinle ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 15 malyan oo shilin somaliya ayna ku deqeen dadka degankas ku nool ogana qaybqadanayan dhismaha laamiga Burtinle

Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa warbixintan Burtinle ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com