Site icon Radio Daljir

Guddiga gurmadka Qardho oo daahfuray bixinta dhaqaalihi loogu tala galay dadkay dhibaato soo gaadhay (Daawo)

Gudigga Gurmadka Qardho ayaa maanta daah-furay Bixinta dhaqaalihii loogu talagallay dadkii ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadkii Magaalada kusoo rogmaday, 1400 oo qoys ayaa la gaarsiin doonaa lacag ka badan 1 Malyan oo dollar 5beri ee soo socota.

Wasiirka Arimaha Gudaha, Haweenka, Hawlaha Guud, Caafimaadka iyo Waxbarashada, Xildhibaano ka tirsan Puntland, Maamulka Degmada Qardho, Kan Gobolka Karkaar, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Puntland, Agaasimaha Madaxtooyada Qardho, Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda iyo Masuuliyiin kale ayaa goob-joog ka ahaa.

Hoos kaga bogo.

Back to Home page