Guddiga doorashooyinka Somaaliya oo qardho Kulan kula qaatay Ururrada Haweenka (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Somaaliya oo qardho Kulan kula qaatay Ururrada Haweenka (dhegayso)

Waxaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka socda kulan kusaabsan doorashooyinka dalka oo ay soo qabanqaabiyeen guddiga doorashooyinka qaranka ee Soomaaliya.

Kulan maanta kadhacay Magaaladda Qardho Guddiga doorashooyinka dalka waxay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshadda qardho gaar ahaan Urururada haweenka,waxaana ay kala hadlayeen sidii dalka uga qabsoomi lahayd doorasho xalaal ah 2020.

Qaar kamaid ah Masuuliyinta Guddiga doorashooyinka ayaa warbaahinta uga warbixiyaay kulamadooda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com