Guddiga doorashooyinka Qaran oo kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliyeed ee Canada (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Qaran oo kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliyeed ee Canada (dhegayso)

Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxa Banaan ayaa kulamo Wadatashi ah Dalka Canada kulayeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas ku nool kaas ku aadan sida ugu wanaagsan ee Dadka Soomaaliyeed ee Dibadaha Dagan talooyin uga geysan lahaayeen Doorashadda la filayo in ay Dalka ka dhacdo Sanadka 2021.

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ee Madaxa Banaan ee Soomaaliya ayaa sheegtay iyada oo lahadleysay VOA-da in ay muhiim tahay kulamada Wadatashiga ee lala sameynayo Qurba Joogta Soomaaliyeed.

Guddoomiye Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in Guddigoodu isku qeybiyey Waqooyiga Ameerica iyo Dalalka Yurub si-ay ula kulmaan Dadka Soomaaliyeed ee Dibadaha ku nool Talooyinka ay soo aruuriyaana Horgeyn Doonaan Shirka Madax Maamul Goboleedyada iyo Madaxda Dowladda Faderaalka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com