Guddiga Doorashooyinka Dowladda KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Iscalisay (daawo)

Guddiga Doorashooyinka Dowladda KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Iscalisay (daawo)

Guddiga Doorashooyinka Dowladda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa caawa si toos ah isku wada calisay. Guddiga ayaa iscasilaadda ku sababeeyey faragalinta qaawan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hayso doorashooyinka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa sheegay in Xildhibaanadii dooran lahaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay badankoodii Xamar fadhiyaan, una fadhiyaan Madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa, sidaas darteed meel aysan joogin xildhibaanadii wax dooran lahaa ma jirto sabab ay u yeelato Guddi Doorasho.

Hoos ka daawo.

Madaxweyne Shariif Xasan (Shariif Sakiin) oo la filayo in uu berri iscasilo iyo KG oo gashay marxalad cusub oo siyaasadeed

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com