Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo ku baaqay in kenya la iska difaaco

War-saxaafadeed ay soo saareen Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayey ka soo saareen dhowr Qodob oo ay kaga hadlayeen faragelinta Kenya ay ka wadaan dhulka Koofureed gaar ahaan degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Guddiga waxaa ay Madaxda sare ee Dalka ugu baaqeen in arrintan ay si mas’uuliyadi ku jirto uga hadlaan,iyaga oo sheegay in Kenya ay dhul ballaarsi ka waddo Soomaaliya iyada oo ka faa’ideysaneysa muranka Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com