Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Kormeeray Xarunta Shirka Lagu Qabanayo Iyo Deegaanka Ergada Shirka Ka Qeyb Geleysa (Sawirro)

HomeWararka

Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Kormeeray Xarunta Shirka Lagu Qabanayo Iyo Deegaanka Ergada Shirka Ka Qeyb Geleysa (Sawirro)

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee  guddiga ayaa

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn (dhegayso)
Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee  guddiga ayaa maanta kormeeray xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shir-weynaha dib-u-heshiisiinta iyo goobaha ay degayaan ergada ka qayb geleysa shirka.

Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow ayaa sheegay in lasoo gebagebeeyay diyaar garowga shirka ayna diyaar yihiin dhammaan waxyaabaha aasaasiga ah ee ku xeernaa shirka, dhammaan dhinacya shirka ka qeyb geli lahaana ay liiska ergada u soo direen guddiga.

Guddoomiyaha guddiga ayaa caddeeyay in ay dhimantahahay oo kali ah in ergada la keeno magaalada Dhuusamareeb si 17-ka bisha uu u si rasmi ah u furmo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: