Guddiga Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed oo ka hadlay wafuudda soo gaaray (dhegayso)

Guddiga Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed oo ka hadlay wafuudda soo gaaray (dhegayso)

Guddiga caleema saarka Beeldaajaha Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa ka hadlay qaban qaabada caleema saarka berri iyo wufuudda soo gaartay magaalooyinka Bosaso iyo Carmo.

Maxamuud Yuusuf Maxkoof oo ah guddoomiye kuxigeenka guddiga qabanqaabada ayaa ka hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com