Site icon Radio Daljir

Guddiga Ammaanka ee Jubbaland oo soo saaray war kusaabsan doorashada

Guddiga amniga ee doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saaray war kusaabsan hanaanka doorashooyinka ee deegaamada maamulkaasi.

 

Musharixiinta ka imaanaya deegaamada  ka baxsan Jubaland ayaa lagu wargeliyay inay la socodsiiyaan maamulka , si ammaankooda loo sugo, waxaana maamulka uu sheegay in

Exit mobile version