Gormuu furmaya kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Somaaliya? (Daawo)

Gormuu furmaya  kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Somaaliya? (Daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa degdeg isugu yeeray Xildhibaanada, si ay uga soo qeyb galaan furitaanka Kalfadhiga 6aad ee Golaha.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa lagu sheegay in Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka uu furmi doono 9-ka bishan October oo ku beegan maalinta arbacada ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com