Gormay dhacaysa Doorashadda Barlamaanka Somaliland ?

Gormay dhacaysa Doorashadda Barlamaanka Somaliland ?

Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa ku heshiiyay in doorashooyinka baarlamaanka iyo degaanka la qabto bisha November 2019ka, iyadoo doorashada ay qabanayaan guddida doorashooyinka ee hadda jooga.

Xisbiga Wadani ayaa ka qeyb ka aheyn Xisbiyadda gaaray Heshiiskaan cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com