Site icon Radio Daljir

Goorma ayaa la soo dhisayaa golihii deegaanka ee degmada Iskushuban (dhegayso)

Degmada Isku shuban ee gobolka Bari ayaa dhawaan waxaa la filayaa in loo dhiso gole deegaan markii ugu horaysay.

Hadaba Guddoomiyaha degmada Maxamed Jaamac Cali ayaa waxaa arimahaasi ka waraysatay wariye.

Hodan Sulub Diini.

Exit mobile version