Goldogob: Salaam Bank oo Xaruntii 7aad ka Furtay

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Goldogob: Salaam Bank oo Xaruntii 7aad ka Furtay

Bankiga Salaam ayaa Degmada Galdogob ka furtay xaruntii 7aad, waana xarunta ugu cusub ee deegaanka Puntland. Munaasabada xarriga looga jaray bankiga ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Galdogob, waxgarad, iyo maamulka iyo shaqalaaha Bankiga. Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warbixintaan ka soo diray Goldogob. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5974e062fd0000a17de21b65/salam+bank+Galdogob_23+jul+17.mp3

Danjiraha Soomaaliya ee Sucuudiga oo iska casilay xilkii eedna u soojeediyey Hinda Culusoow
Juxa: Puntland waa meeshii Soomaaliya dib looga aasaasay markii dalku dhulka shafka ku dhuftay (daawo)
Xisbiga Waddani oo heshiiska Berbera ku tilmaamey “dhaxal-wareejin dalka iyo dadka”

Bankiga Salaam ayaa Degmada Galdogob ka furtay xaruntii 7aad, waana xarunta ugu cusub ee deegaanka Puntland. Munaasabada xarriga looga jaray bankiga ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Galdogob, waxgarad, iyo maamulka iyo shaqalaaha Bankiga.

Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warbixintaan ka soo diray Goldogob.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: