Golaha xukuumadda Puntland oo baaq u diray odayaasha dhaqanka.

Golaha xukuumadda dawladda Puntland oo ugu baaqay odayaal dhaqameedka Puntland ee ka qayb qaadanaya doorashooyinka dadban ee Soomaaliya in ay soo xulaan xildhibaano lagu aamini karo masiirka shacabka.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com