Golaha Wasiiradda Galmudug oo kulan yeeshay

Golaha Wasiiradda Galmudug oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf ayaa ka qeyb galay kulanka todobaad-laha ah ee Golaha wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug

Kulanka ayaa Golaha Wasiirada oo uu fadhiyay Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa intiisa badan looga halday,

1.Dhaqaalaha Dawlada Goboleedka Galmudug
2:Jiheynta Siyaasada Galmudug
3:Dardargalinta Golaha Wasiirada

Markii uu kulanka soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Madaxa Xukuumada Galmudug isaga oona sheegay in Galmudug ay hal dastuur leedahay ayna ku hishiiyeen dastuurkaasna ayku shaqeyn doonaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com