Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo Kulan Xasaasi ah yeeshay (dhegayso)

Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo Kulan Xasaasi ah yeeshay (dhegayso)

Golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug, waxaana kulanka shir guddoominayay Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).

Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Wasiirada Amniga iyo Arrimaha Gudaha, Golaha Wasiirada ayaa soo dhaweeyay heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen maamulada Galmudug iyo Ahlusuna, waxaana shacabka ay ugu baaqeen in ay taageeraan.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Maamulka Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Masagawaa) ayaa warbaahinta uga warbixiyaay shirkas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com