Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo Shirkoodi Maanta arimo muhiim ah kaga hadlay

Khamiis, Luuliyo 23, 2015 (Daljir)—Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo suu shir-gudoominayey maanta Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Xaaladda Nabad-gelyada Puntland, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha, Xaaladda Gobolka Gardafuu,iyo Warbiximo.

\\\"\\\\\\\\\\\"

 

 

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com