Golaha Wasiirada DDS oo yeeshay shir qiimeynta iyo isla xisaabtanka

Golaha Wasiirada DDS oo yeeshay shir qiimeynta iyo isla xisaabtanka

Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa maanta yeeshay shir ujeedadiisu tahay
qiimeynta iyo isla xisaabtanka dhanka waxbaqadka dowlo iyo hannaanka geedisocodka shaqo ee sannad-tirsiyeedka Itoobiya 2012.

Sidoo kale maamulada gobolada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ayagana waxaa u biloowday shirkii qiimeynta iyo isla xisaabtanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com