Golaha Senetka Mareykanka oo meel mariyey dacwadda Madaxweyne Trump

Golaha Senetka Mareykanka oo meel mariyey dacwadda Madaxweyne Trump

Golaha Senetka Mareykanka ayaa meel mariyey dacwadda madaxweyne Trump si loo soo bandhigo caddeymo horleh oo ku aadan qorshaha xil ka qaadista Trump oo haatan doodeeda ay ka bilaabatay aqalka Senetka.

Hogaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee aqalka Senetka McConnell ayaa aqbalay sida la sheegayo qorshe la doonayay in lagu dedejiyo geedi-socodka dhageysiga dacwadda, kadib markii uu cadaadis kala kulmay isla xildhibanaada xisbiga uu katirsan yahay.

47 ka mid ah 53- xildhibaan ee golaha senetka ayaa haa u codeeyey dacwadda ka dhanka ah ee Trump.

Maalinta berri ah ayey si rasmi ah u bilaawanaysa dhegeysiga dacdda loo heysto Trump.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com