Golaha iskaashiga dowladd goboleedyada oo soo dhaweeyay go,aanadii ay soo saareen Aqalka sare

Golaha iskaashiga dowladd goboleedyada oo soo dhaweeyay go,aanadii ay soo saareen Aqalka sare

Golaha sikaashiga dowladd goboleedyada dalka oo ay haatan ku midaysan yihiin ilaa iyo sadax maamul goboleed oo kala ah ,Puntland, Galmudug, iyo Jubaland,  ayaa waxa ay soo dhaweeyeen go,aankii shalay ka soo baxay aqalka sare ee Soomaaliya oo lagu xaliyay khilaafkii soo jeetamayay mudada dheer ee udhexeeyay dowladda iyo maamul goboleedyada.

Halkan ka akhiso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com