Site icon Radio Daljir

General Cabdullaahi Siciid Samatar: “Dastuurka Puntland Furistiisa Dhibbaa ka Dhalan Kara” (dhegayso)

Gen Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka mid ah aasaasyaashii Puntland wax ka dhisay , sidoo kalena xilal kale duwan kasoo qabtay ayaa ka digay dib u furid dastuurka Puntland in lagu sameeyo.

Isagoo ku sugan magaalada London ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxaa uu ku sheegay haddii dastuurka dib loo furo ay keeni karto dhibaato , waxaana dhanka kale uu xusay beelaha ka cabanaya kuraasta baarlamaanka in lagu qanciyo xilal kale , balse arrinta dastuurka ay tahay mid khalkhal ku keeni doonta Puntland haddii dib loo furo ama baarlamaanka la kordhiyo.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5979b336000100b9231b03e6/Gen+Cabdulaahi+Saciid+Samatar+aasaasayaashii+Puntland+horayna+xilal+uga+soo+qabtay.mp3?_=1
Exit mobile version