Gen Morgan oo Gaaray Caasimadda Puntland ee Garoowe (Sawiro)

Gen Morgan oo Gaaray Caasimadda Puntland ee Garoowe (Sawiro)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa maanta gaaray Musharax Madaxweyne Puntland sanadka 2019 Maxamed Siciid Xirsi Morgan,kaas oo maanta kaso amba baxay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Morgan Waxaa Garoowe kusoo dhaweyeey dadweyne Farabadan ,masuuliyiin katirsan maamulka Gobalka Nugaal ,Nabadoono ,Siyaasiyiin iyo Ardayda Magaaladda Garoowe ee Xarunta Puntland.

Wuxuu uga mahadceliyeey Gen Morgan sida Wanaagsan ee lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe,isago sheegay in uu mari doono Guud ahaan Gobaladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com