Gen Afguduud:”Taliyihii Hore Ciidamadda Booliska wuxuu ahaa Halyeey ” (dhegayso)

Gen Afguduud:”Taliyihii Hore Ciidamadda Booliska wuxuu ahaa Halyeey ” (dhegayso)

Taliyihii hre eee ciiidanka boliska puntland General Cabdirisaaq Maxamuud Yusuf Afgaduud ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Abshir Haamaan ooo Dalka Maraykanka ku Geeryooday.

Afgaduud ayaa ku Tilmaamay in Dalka uu ka Baxay Halyay Qaran Waa sida uu Hadalka u dhigaya Wuxuuna sheegayaa inuuu ka yaqaanay Maxamed Abshir .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0