GAROWE: Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed soosaaray

HomeWararka

GAROWE: Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed soosaaray

Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray shir ay maanta yeesheen. “Shirkii 30-Agust 2021 Garowe ay ku yeesheen TPEC iyo Ururadu wuxuu kusoo dhamaaday Natiijo la’aan waana in miiska wada hadalka la isugu soo laabto,” ayay ku yiraahdeen Warsaxaafadeedkooda Ururadani.

Gudiga Amniga Puntland & Galmudug oo Soo Saaray Qodobo Dhowr ah (dhegayso)
Waraysi: Muxuu salka ku hayaa safarka uu ku marayo Puntland aqoon yahan Faysal Rooble( daawo)
Xildhibaanka dooran haddii uusan hore sharciga u ilaalin sidee buu berri u ilaalin doonaa? (akhriso)

Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray shir ay maanta yeesheen.
“Shirkii 30-Agust 2021 Garowe ay ku yeesheen TPEC iyo Ururadu wuxuu kusoo dhamaaday Natiijo la’aan waana in miiska wada hadalka la isugu soo laabto,” ayay ku yiraahdeen Warsaxaafadeedkooda Ururadani.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: