Garowe oo looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda

Garowe, September 24, 2015 : Maanta waxa laga ciiday wadamada Islaamka, iyadoo ciiduhu ay kamid yihiin nimcooyika uu alle ku banaystay muslimiintiisa,Ciiduna waa maalmaha farxad leh ee dad Islaamka leeyihiin.

Garowe waxay maanta kamid ahayd meelaha si wanaagsan looga Ciiday, Garoonka kubada cagta ayaa waxaa ku tukaday boqolaal dadweyne ah masuuliyiin uu kamid ahaa  madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camay wasiiro,Xildhibaano madaxweyhinii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole  iyo Culimaa’udiin ayaana dad kula tukaday Garoonka.

\\\"\\\"

Hadalo ku saabsan munaasabada Ciida iyo muhiimada ay uleedahay dadka Islaamka ah ayey masuuliyiinta iyo Culimadu ka jeediyeen goobta.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com