Garowe: kulan looga hadlayey idii loo xoojin lahaa Amniga Caasimada Bisha Ramadaan

Garowe: kulan looga hadlayey idii loo xoojin lahaa Amniga Caasimada Bisha Ramadaan

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Xafiska Gudoomiyaha Gobalka Kaga qeyb galay Kulan looga hadlaayay sidii loo xoojin lahaa Amniga Caasimada Bisha Ramadaan.

Kulankaan ayaa Waxaa shir gudoominaayay Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cawil Mataan waxana ka qeyb ahaa Masuliyiin ka socday Laamaha Taraafikada Puntland.

Taliye Xuseen ayaa ayaa dhamaan CiidamadaGobalka u soo jeediyay in Bisha Ramadaan ay shaqeen doonaan maalin iyo Habeen si loo dardar galiyo Amniga isagoona Bulshada ugu baaqay in ay xoojiyaan lashaqeynta Ciidamada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com