Garowe: Guddiga xaafada Horseed oo bilaabay Olole lagu caawinayo Danyarta (daawo)

Garowe: Guddiga xaafada Horseed oo bilaabay Olole lagu caawinayo Danyarta (daawo)

Guddiga xaafada Horseed Garowe ayaa bilaabay Olole lagu caawinayo dadka danyarta ah ee aan dabka shidan saddaxda waaqti si loo quudiyo |Muxubo Maxamuud Yuusuf oo ah guddoomiyaha xaafada Horseed ee Garowe ayaa Daljir nagu soo booqaty kana warbixisay sida uu gurmadka dadkaasi uu usocdo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com