Garoowe oo laga hirgaliyaay Shirkadd soo saarta Agab Bacda Madow looga Maarmo (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe oo laga hirgaliyaay Shirkadd soo saarta Agab Bacda Madow looga Maarmo (dhegayso)

Bacda oo ah shay dhibaato ku hayo degaanka ,duunyada iyo Caafimaadkaba ayaa waxaa muddo dheeer loo fakarayay sidii loo heli lahaa wax lagu badalo si l

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Bacda oo ah shay dhibaato ku hayo degaanka ,duunyada iyo Caafimaadkaba ayaa waxaa muddo dheeer loo fakarayay sidii loo heli lahaa wax lagu badalo si loo yareeyo dhibta bacda oo ah Agab ka sameysna haraaga warshadaha Waaweyn ee wadamada horumaray ahna balaastic dhib u geysta Xoolaha oo si fududu u cuno goobaha lagu tuuro..

Hadaba shirkad la baxday ECOPLAS Ayaa soo saartay Agab muqaaal ahaan u Eg bacda oo ka sameyn waraaqo ama wax degaanka la falgalayo oo durbadiiba dhamaan kara waxna Aan yeelayn degaanka iyo wasaaradda degaanka ayaa soo bandhigay mashruuaas oo la rabo in Puntland oo dhan laga fuliyo balse hada lagu bilaabay Caasimada Puntland ee Garoowe.

Warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa diyaariyaay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: