(Raadin Kale) Bossaso: Fursado Shaqo UNDSS/UNDP – Saraakiil Nabadsugid

Cusboonaysiin: Fursaddu hadda waxay dhacaysaa 14 Juun 2017. Faahfaahinta HALKAN RIIX

……………..

 

 

Job Description
Agency
Dept of Safety and Security
Title
Field Security Associate   (2 Positions)
Job ID
9379
Management – SECURITY
Vacancy End Date
(Midnight New York, USA)
10/05/2017
Time Left
10d 23h 5m
Garoowe, Somalia
Education & Work Experience
C-HS Graduate or Equivalent – 6 year(s) experience
Required:
Desired:
English, Somali
 
Grade
G6
Vacancy Type
FTA Local
Posting Type
External
Bureau
Arab States
Contract Duration
1 Year with possibility for extension
Open to Somali Nationals Only

Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “(Raadin Kale) Bossaso: Fursado Shaqo UNDSS/UNDP – Saraakiil Nabadsugid”

  1. saleban cali jamac axmed galkacyo tell,252907660551

    CODSI SHAQO
    UNDSS/UNDP BOSSASO magaceygu wa Saleban cali jamac kudhashay degmada jariiban 1980 waxbarashadeydu 1986 waxala ogeyay dugsiga hose/dhexe gaheyr okuyal degmada wadajir agagarka saldhiga galbed ee magalada mugdisho ilaa 1991 burburki dowladi dhexe e somalia ,,1994_1998 waxan dhiganayay dugsiga dhexe al iimaan okuyal degmada hodan e muqdisho
    waxan bilabay dugsiga sare e simad o kuyal dagmada xamar jadid ee magalada muqdisho 1998_2003 waxan kashaqo bilabay aar,goosato waxan xisabiye u ahaa shirkad lugu magacabo burlaas ,magalo xebedka garacad e gobolka mudug 2003_2006 waxan uwaregay cidanka 10/June___10/august/2006 waxanaloqaday tababat dalka ithobia annago kusoqadanay BASIC VIP PROTECTION COURSE ,,,waxan kamid ahaa uruka 17 nad e darawishta gobolka mudug anigo aha taliyaha sadka ururkas aya nalowarejiyay dowlada fedaralka kumelgarka mudoyar kadb waxala iiqaday tababar UGANDA 13/jun /2008__10/jan/2009 mudoyar kadib 2010 waxan kamid noqday cidanka hey ada nabadsugida somalia iyado iguqafatay darajadi an laha ee 3 xidigle waxan qabilsana cidanka rondada degmoyinka gobolka banadir ,,bilowgi 2011_2012 waxan madaxa security ka ahaa wasaradda howlaha,guud gadidkabadda dakadaha iyo tamarta,, ookutalay degmada Shangani ee muqdisho waxa wasirka aha mudiadi Mohammed kalmoy 2012_2014 waxan madax u aha cidanka sidagarka ah utababarn ee ilaliya safarada tukiga degmada c/ casis e muqdisho dhaman shahado iyo I’d careba wanheysta darajadeydu wa G/LE xirfadeyduna SPECIAL SECURITY SOMALIA waxan rajeynaya in ankuguleysto codsigeyga waxan ballan qadaya hadi ankuguleysto inan ugudan doono wajibadka shaqo waliba siwanagsan mahadsanidin gudonwacan
    wa.SALEBAN CALI JAMAC
    G/KACYO TEL,0907660551

U Jawaab saleban cali jamac axmed galkacyo tell,252907660551 Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com