Site icon Radio Daljir

Garoowe: Daljir & Ururada Bulshada oo ka Wadashaqaynaya Ilaalinta & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha (Daawo)

Garoowe: Daljir & Ururada Bulshada oo ka Wadashaqaynaya Ilaalinta & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha | Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isla xisaabtan dadweyne & masuuliyad shaqsi waa midda lagu gaari karo xuquuq bini’aadanimo oo lama taabtaan ah | Kaga bogo warbixinta bilowga barnaamijyo taxane ah oo lagu xaqiijinayo XUQUUQDA AADANAHA.

Hoos kaga bogo Warbixin.

Exit mobile version