
Baarlamaanka Puntland ee dhowaan lagu dhawaaqay waxaa siweyn uga maqan doorkii haweenku ku lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, Xildhibaanada oo ah 66 laba keliya ayaa haween ah, Waana mowduuca Barnaamijka falanqaynta Doorashooyinka ee maanta
FAALLOOYIN & FALCELIN