Site icon Radio Daljir

Garoonka kubadda cagta Bosaaso oo la dhagax dhigay (Sawiro)

Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Boosaaso oo muddo uu ka muuqday dayac xooggan ayaa maanta la shaaciyay dib u dhis lagu sameyn doono.

Wasaaradda Sh.Sh.Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Maamulka Gobolka Bari iyo Kan degmada Boosaaso ayaa siwadajir ah u dhagax dhigay Dib u dhiska Garoonka.

Exit mobile version