Garoonka kubadda cagta Bosaaso oo la dhagax dhigay (Sawiro)

HomeWararka

Garoonka kubadda cagta Bosaaso oo la dhagax dhigay (Sawiro)

Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Boosaaso oo muddo uu ka muuqday dayac xooggan ayaa maanta la shaaciyay dib u dhis lagu sameyn doono. Wasaaradda Sh.Sh.Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Maamulka Gobolka Bari iyo Kan degmada Boosaaso ayaa siwadajir ah u dhagax dhigay Dib u dhiska Garoonka.

XULASHADA DALJIR AYAANLE CABDULAHI CAABUD WAAQ (DHAGAYSI WACAN)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Tirada Xujayda Soomaaliyeed oo la kordhinayo sanadkaan

Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Boosaaso oo muddo uu ka muuqday dayac xooggan ayaa maanta la shaaciyay dib u dhis lagu sameyn doono.

Wasaaradda Sh.Sh.Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Maamulka Gobolka Bari iyo Kan degmada Boosaaso ayaa siwadajir ah u dhagax dhigay Dib u dhiska Garoonka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: