Garbociise oo uu ka socdo dagaal u dhexeeya Liyuu Booliska DD Soomaalida iyo Canfarta

Garbociise oo uu ka socdo dagaal u dhexeeya Liyuu Booliska DD Soomaalida iyo Canfarta

Kaddib markii ay ciidamada deegaanka Canfarta oo kaashanaya Liyuu Booliska Canfarta ay dagaal dhimasho iyo dhaawac gaystay shalay ku soo qaadeen deegaanka Garbociise ayaa maanta waxaa si toos ah u biloowday dagaal u dhexeeya Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo ciidamada isbiirsaday ee deegaanka Canfarta.

Dagaalka ayaa waxa u ka biloowday magaalada Garbociise markii danbena ku sii fiday Cundhufo illaa Cadayti.

Warar faahfaahsan weli kama ay soo bixin xaaladihii ugu danbeeyey ee dagaalka ama inta uu le’egyahay khasaaraha kala gaaray labada dhinac.

Daljir kala soco wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka deegaanka Garbociise.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com