Garaad Soofe oo Ammaanay Gudiga Gurmadka Caafimaadka Buuhoodle (dhegayso)

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, oo kamid ah Isimada gobolka Cayn ayaa u mahadceliyey gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Cayn oo shaqo wanaagsan qabtay mudo todobaado ah oo gobolkaasi ay uu ka dilaacay shuban-biyood xoogan.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Garaad Soofe oo Ammaanay Gudiga Gurmadka Caafimaadka Buuhoodle (dhegayso)”

  1. Gudiga Gurmadka Caafimaadka Buuhoodle waa ay muteesten howsha ay usoo dhabar adeegeen inta abaaraha lagu jiray

U Jawaab Omar Adan Mohamed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com