Site icon Radio Daljir

Garaad Jaamac Garaad Cali: “Gunnimo Ninna kula Tartami Mayno … Go’aanka Cali Khaliifna ma aha Mid Matala Danaha Dadka Reer Khaatuma” (daawo)

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si adag uga horyimid go’aankii Cali Khaliif ee ku biirista maamulka Soomaaliland. Garaadka ayaa sheegay in uu la ladi waayey, la seexan waayey go’aanka khayaanada wata ee Cali Khaliif Gallaydh uu si bareero ah kula kacay dadka reer Khaatuma.

Hoos ka daawo

https://youtu.be/M6XzuLFinQY

Exit mobile version