Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa u geeriyooday rasaas uu ku soo furay askari ka tirsan ciidamada booliska degmada Baran xili uu ka yimid Hadaaftimo. Suldaanku ayaa ku soo wajahnaa  martiqaad uu ku magacawnoo in uu u dhigo Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Dhacdadan ayaa waxaa Daljir uga waramay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland. Wariye Xasan Heykal ayuu Garaadku u waramay.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Axmed xassan 6 years ago

    Koley cabdullahi cali hadaladiisa waxba uma arago oo dhiba male lkn koel warsangeli Aadam siciid waa u tashaday iyaguna khaasata maxauud cumar way tashan doonan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com