Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo Falanqaynaya Sababta Weerada Af-urur u Soo Noqnoqdeen (dhegayso)

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo Falanqaynaya Sababta Weerada Af-urur u Soo Noqnoqdeen (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo horay uga mid ahaa ciidmadii militariga ee Soomaaliya oo uu ka gaaray darajada korneel ayaa ka hadlay sababaha soo celcelin kara weerarada deegaanka Afurur oo ah wadada laga galo buuraha Calmadow, kadib markii qaraxii shalay ay ku geeriyoodeen 6- ruux, sodon iyo sadex kalena ay ku dhaawacmeen.

Isagoo la hadlayay radio Daljir ayuu sheegay inay jirto wadashaqayn la’ aan ciidamada iyo dadka shacabka iyo ciidamada oo aan ahayn kuwa leh khirbad ay isaga ilaalin karaan cadawga.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Oday Mudug 7 years ago

    Ogayga waxaan u maleynayaa in uu Taliyaha Nabadsugidda gobolka Mudug mar hore 1980s ahaan jiray hadii aanan qaldaneyn marka marxaladda hadda 2017 waa ay ka duwan tahay tii uu yaqiinay ee aheyd Qabiiliistihii Siyaad Barre ee jagada ugu magacabay qabyaaladda darteed kadibna ay iskagaba burburtay markii ay reerku meel ay u dhqaajiyaan garan waayeen sidii ay u qabiileyneen/marka waxaan leeyahay MUHU MIHI MAAHAN

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com