Site icon Radio Daljir

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: “Ingiriiska iyo Maraykanku waxay ku Tartamayaan Siyaasadda Soomaaliya”

Garaad Claahi Cali Ciid oo ka sokow arrimaha dhaqanka ka mid dadka sida weyn u darsa siyaasadda caalamaka oo sheegay in dawladaha Ingiriiska iyo Mareykanku ay ku tartamayaan siyaasadda Soomaaliya, maalin ka hor inta uusan furmin shirweynaha la xiriira arrimaha Soomaaliya ee maanta ka furmaya magaalada London.

Garaadka ayaa wareysi uu caawa siiyey Radio Daljir arrimahan iyo kuwo kale kaga hadlay wuxuuna u warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5913cd560201004091653e07/Wareysi+Garaad+Claahi+Cali+Ciid+10-May-2017+Tallman.mp3?_=1
Exit mobile version