Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: “baaq nabadeed macno weyn ma leh … mar haddii aan baaqa lagu sheegin in Muuse uu ciidankiisa kala baxo gobolka Sool” (dhegayso)

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afayeenka Isimada Puntland ayaa waxa uu madaxda Puntland ugu saraysa ugu baaqay in ay gutaan masuuliyada dastuuriga ah ee ka saaran soocelitanta gobolada maqan ee Puntland. Garaadka waxa uu yiri, “waxba soo kordhin mayaan warsaxaafadeed la soo saaro markasta.” Garaadka ayaa waxa uu ka hadlay baaqyada laga soo saaro … Continue reading Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: “baaq nabadeed macno weyn ma leh … mar haddii aan baaqa lagu sheegin in Muuse uu ciidankiisa kala baxo gobolka Sool” (dhegayso)